Daawo-“Khudbada Madaxweynaha Waxan u Arkaa Hogo-tusaale iyo Himilo Fog Oo Uu Doonayo inuu Qaranka ku Hago”…Eng Xusein Deyr.

Hargeisa(GNN):-Eng Xuseen Aadan Cige “Deyr” oo ah Siyaasi Xilal kala duwan kasoo qaybtay xukuumadii Madaxweyne siilaanyo ayaa falanqayn dheer  ka bixiyey Khudbad Sanadeekii madaxweynaha Jsl ka hor jeediyey Labada gole qaran ee somaliland.

Halkan Ka Daawo Waraysi Xiiso Badan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network