Deg Deg Daawo Gudoomiyaha Deegaanka Kalabeydh Ee Gobolka Gabiley Oo Arimo Doora Ka Hadlay Isago Amaanay M/Weyne Muuse Biixi

Kalabeydh(GNN)Gudoomiyaha Deegaanka Kalabeydh Ee Gobolka Gabiley Abdikariin Cali Muumin Oo Maanta Xafiiskiisa Kula Hadlay Qaar Ka Mida  Warbaahinta Ayaa Warbixin Guud Ka Bixiyay Xaalada Guud Ee Deegaanka Kalabeydh. Kadib Markii Maalmihi Ugu Danbeeyay Laga Soo Sheegayay Deegaankaasi  In Ayka Jiraan Xasilooni Daro Iyo Isbitaalka Deegaankasi Oo Ay Bulshadu Sheegeen In Aanay  Ka Helin Adeegyo Caafimad Oo Ku Filan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Abdikariin Cali Muumin  Wuxu Sido Madaxweynaha Qaranka Muuse Biix Cabdi  Ku Amaanay Mashariicda Hormarineed  Ee Uu Ka Fuliyay omaliland Mudada Uu Xilka Hayo Isago Si Gaar Ahaaneed Utilmaamay   Wadada Isku Xidhasa Berbera Ilaa Wajaale Ee Berbera Coridhor Gudoomiyah Deegaanka Kalabeydh Ayaa UGu Danbeyntii  Waxa Uu Tilmaamay In Si Cadaalada Loo Qaybiyo Mahsaariicda Laga Fulinayo Somaliland Ee Ay Gacanta Ku Hayaan Gudida Qandaraasyada Qaranka

REPORTER JACFA CAWIL HERERI

GABILEY.NET