“ Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Waxba Kulamo Asxaabta Haku Lumin Wakhtiga….” Cabdinaasir Buuni + [ Muuqaal ]

argeysa (GNN):- Siyaasiga Madaxa banaan ee Cabdinaasir Buuni ayaa waxaa uu si adag uga Hadley doorashooyinka mar walba dib u dhacu ku imaado waxaana uu madaxweynaha u soo jeediyey talooyin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABBILEY.NET