Mileeshiyada Maamulka Puntland Oo Soo Gaadhay Deegaanka Yubbe ee G.Sanaag Iyo Ciidanka Qarnka oo Isha Ku Haya

Wararka Naga Soo Gaadhaya Deegaanka Yube ee Gobalka Sanaaga Ayaa Sheegaya in Mileeshiyada maamulka Puntland Somalia ay soo gaadhay Magaalada Yube ee gobolka sanaag waxaana wararku intaasi ku sii darayaan In ciidamada Qaranka Somaliland ay si toos ah isugu muuqdaan Waxaana la sheegayaa in dagaal qarxi karo xili kasta.

Xaaladda gobolka sanaag iyo deeganada yubbe ayaa jawigoodu bedelan yahay saaka, warbahinta ayaa heeganugu jirta tebinta wararkaas, dhawaana waxay ahayd markii ay yimaadeen sanaag madax ka mid ah maamulkaas soomaaliya ee puntland kuwaas oo qaylo dhaan kula dhex dhacay dadka deegaank.

Wararka Xaalada Furmaha Dagaalka Kala Soco Gabiley.Net