Daawo-Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Inay Ka Gaabisay Biyo La Gaadhsiiyo Bulshada Abaaruhu Saameeyeen.

Hargaysa(GNN):-Xoghayaha Arrimaha gudaha xisbiga ucid siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Si kulul ugu eedeeyey xukuumada madaxweyne biixi in ay ka gaabisay biyo la gaadhsiiyo dadka abaaruhu saameeyeen.
Isagoo sheegay in Haayadihii ku Shaqada lahaa arrintani ay amar ka sugayaan Madaxweynihii oo dalka ka maqan lagana sugayo inta uu soo noqonayo ilaa uu isagu amro.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.