Daawo-Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Xildhibaano Badhasaabka Gobolka Ku Eedeeyey Inuu Afhayeen u Yahay Maayirka Degmada.

Gabiley(GNN):-Xubno kamida xildhibaanada golaha deegaanka gabiley oo Maalmahan u danbeeyey waday hirgalinta mooshin ama kalfadhi aan caadi ahayn oo xilka lagaga xayuubinayo maayirka degmada gabiley, ayaa maanta warbaahinta uga jawaabay Talaabo uu badhasaabka gobolku ku horjoogsaday kulan uu isagu hore ugu baaqay inay kasoo xaadiraan xildhibaanadu, oo sababaha uu u baaqdayna uu sheegay badhasaabku in dhinaca xildhibaanadu bedeleen ajandihii uu isugu yeedhay markii hore oo ahaa dhexdhexaadin in xalinta khilaafka u dhexeeya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.