Saddex Qof Oo ka Soo Jeeday Hal Qoys Oo Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

Muqdisho(GNN):-Xukuumada Madaxweyne Farmaajo Oo Wali Tahli la’a Inay Shacabka Ku Nool Magaalada Muqdisho Noqdaan Kuwo Nabad galyo ku noolaadaa, iyadoo taa badalkeedana ay Wali maalinwalba ka socodaan Dilalka iyo Qaraxyada ay ku hoobtaan Dadka Shacabka Ahi, Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ku dhintay alle haw naxariistee kadib markii qof isa soo miidaabiyey uu isku qarxiyey  Meherad weyn oo ku taalay agagaarka taalada sayidka, waxaana qaraxaasi ku dhintay saddex qof oo isku hal qoys ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.