Halkan Ka Akhriso Liiska Magacyada Laga Qaaday Xasaanada Xildhibaanimo ee Golaha DDS.

Jigjga(GNN):-Baarlamaanka dawlad deeganka somalida Ethiopia ayaa xasaanadi ka qaaday 12 Xildhibaan, kuwaas oo lagu soo eedeyey in ay ku kaceyn falal sharci darro iyo musuqmaasuq.

Magacyada cildhibanada laga qaaday xasanada ayaa kala ah.

Maxamed axmed layli
Axmed aadan axmed
Cabdiwali maxamed faarax
Mahad xasan maxamed
Shaafi cashiir
Nadiir yuusuf aadan
Abdirisaaq cabdulaahi bayle
Yuusuf cilmi cismaan
Cabdiraxmaan curaagte
Axmed xasan nuur( ilkacse )
Yuusuf axmed xirsi
Nimcaan xamare