DAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay.

Hargeisa(GNN):-Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.

Sidoo kale waxaa Barnaamijkan lagu soo casuumay qaybaha kala duwan ee bulshada oo su,aalo la xidhiidha qorshayaasha musharax waydiiyay

Dhana kale musharax Xamse khayre ayaa soo bandhigay waxyaabaha uqorshaynsan in uu golaha ka qabto hadii ay doortaan shacabka Somaliland

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;