Switzerland: Dood ka Taagan in la Mamnuuco Niqaabka

Dalka Sawitzerland ayaa Axadda berito codbixin u qaadaya mamnuucista xirashada niqaabka amma Indho-shareerka ay xidhaan qaar ka mid ah haweenka Muslim-ka ah.

Arrintan ayaa muran badan ka dhalisay dalkaasi, iyada oo ka sokow Muslimiinta dalkaasi ay saameyn ku yeelan karto dalxiisayaasha sanad kasta booqda dalkaasi ee ka soo jeeda dunida Muslim-ka.