Xoghayaha Guud Gudida Heer Qaran ee Ka Hortaga Xanuunka Corona Virus Oo Maanta Tababar u Furay Hawlwadeeno Ka Socoda Gobolada Sool, Sanaag, & Togdheer.

Burco(GNN):-Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr) Ayaa maanta tababar u furay gudiyo ka kala socoda gobolada Togdheer, Sanaag & Sool kuwaas oo lagu tababari doono sidii ay bulshada u gaadhsiin lahaayeen ka hortaga xanuunka corona virus oo dib ugu soo laba kacleeyey dunida waddamo badan.

Waxaan khudbad dheer oo uu Xoghayaha Guud ee Gudida Heer Qaran Ka hortaga Xanuunka Corona virus kula dardaarmay hawlwadeenada ka socoda saddexaasi gobol inay muhiimada tababarkan gaadhsiiyaan shacabka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.