Daawo Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Kaashanaya Tvga Kalsan Tv Ayaa Maanta Deeq Huga Dhaxanta Ah Gaadhsiyeen Dadka Ay Abaaruhu sameeyen Ee Kusoo Baro Kacay Deegaanada Gabiley

Gabiley(GNN) Qaarkamid  ah Dhalinyarada Reer Gabiley Islamarkaasina Kaashanaya Tvga Kalsan Oo Iyagu si Gaar ah Isku Abaabulay Ayaa Waxay Deeq Huga Dhaxanta Ah Gaadhsiyeen Dadka Ay Abaaruhu sameeyen Ee Kusoo Baro Kacay Deegaanada Gabiley

Gabiley.net
Office Gabiley