Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo isla markaana maalmihii u danbeeyey socdaalada ku marayay deegaanada gobolada bariga Somaliland ayaa maanta dib ugu soo guryo noqday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer,iyaga oo halkaasina lagu soo dhaweeyey.