Wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Maareeye ayaa waraysi uu siiyay telefeeshinka KalsanTv waxa uu kaga hadlay arrimo badan,isaga oo xusay in Somaliland iyo Somaliya midkoodna aanu wada hadalada daacad ka ahayn.
”Somaliland Iyo Somaliya Midkoodna Wada Hadalada Daacad Kama Aha”Wasiirka Warfaafinta Somaliya (VIDEO).
