Badhasaabka Awdal Oo Dhaaliil iyo Hanjabaad wada Socota U Jeediyay Mayarka Boorama Sidokalena Maayarka Gabiley Ku Amaanay Kaalinta Ay Ka Qaateen Aasida Xoolaha Ku Bakhtiyay Inta U Dhaxaysa Dila Ilaa Gabiley

Gabiley (GNN)Badhasaabka Awdal Mustafa Shiine Oo Dhaaliil iyo Hanjabaad wada Socota U Jeediyay Mayarka Boorama Sidokalena Badhasaabka Iyo Maayarka Gabiley Ku Amaanay Kaalinta Ay Ka Qaateen Aasida Xoolaha Ku Bakhtiyay Inta U Dhaxaysa Dila Ilaa Gabiley