Daawo Cuqaasha Salaadiinta Madaxda Dhaqanka Madigaan Oo Codsi U Diray Madaxwaynaha Djabuti Iyo Xukumadisa Kana Hadlay Xadhiga Wiil Ku Xidhan Mudo Laba Saano ah Djabuti

Gabiley(GNN) Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Madigaan Oo Kamid ah Beelaha Daga Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Gabiley Waxay Kaga Hadleen Cadaalad Darada Ku Dhacday Muwaadin Cabdilaahi Sheekh Cabdiramaan Oo Mudo Laba Sanno ka hor Laga Qaatay Somaliland Islamarkaasina Ku Xidhan Jeelka Gabood Ee Dalka Djabuti Waxayna Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Beesha Madigaan Codsi U Diray Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Iyo Xukuumadiisa

Gabiley.net

Office Gabiley