Daawo Qaarkamid ah Cuqaasha Salaadiinta iyo Haween Deegaanka Xuushalay Ee Baha Samaroon Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Qaakamid ah Beesha

Gabiley(GNN)  Qaarkamid ah Cuqaasha Salaadiinta iyo Haween Deegaanka  Xuushalay Ee Baha Samaroon Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Qaakamid ah Beesha Oo Sheegtay Inay Yihiin Hogaanka Beesha islamarkaasina ay Ku Biiren Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Cuqaasha Salaadiinta iyo Haween Maanta Shirka Jaraaid Ku Qabtay Deegaanka  Xuushalay Ayaa Sheegay Inay Horena U Taageersanaayen Kulmiye Iyo Xukuumada maantana ay Sidaasi Si Lamid ah U Taageersan Yihiin Xisbiga Kulmiye


Gabiley.net

Office Gabiley