DAAWO SAWIRADA Shaahado Sharafyo Ay Warbaahinta G/ Togdheer Ku Sagootinayey Badhsaabki Hore Ee Gobolka Md Qabyatire Iyo Laguna Soo Dhawaynayey Badhasaabka Cusub

Shaahado Sharafyo Ay Warbaahinta G/ Togdheer Ku Sagootinaayey Badhsaabki Hore Ee Gobolka Togdheer Mar Qabyo Tire Iyo Laguna Soo Dhawaynaayey Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Maxamud Cali Saleban Ramaax

Iyada Oo Maalintii Shalay Ay Ahayd Xil Wareejintii Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Togdheer Ahna Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Iyo Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Togdheer Maxamuud Saleeban Ramaax Ayaa Dadweynihii Kasoo Qayb Galay Munaasabada Xil Wareejinta Oo Ahayd,Munaasabad Si Weyn Loo Soo Gimgimay,Waxay Shahaado Sharafyo Kala Duwan Ku Maamuuseen Labada Masuul Ee Xilka Lakala Wareegaayay Shahaadooyinkan Oo Isugu Jiray Sabootinta Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Iyo Soo Dhoweynta Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Togdheer,Maxamuud Saleebaan Ramaax Ayaa Ahayd Mid Xiiso Gaara U Sii Yeeshay Madashan Xilka Lagula Kala Wareegaayay Iyada Oo Shahaadooyin Tiro Badan Lagu Sabootiyay Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dhanka Kale Maamuusida Masuuliyiintan Waxaa Doorkooda Ka Qaaday Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Oo Si Gaara Isugu Soo Xil Qaamay Inay Qayb Ka Noqdaan Macasalaamiinta Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Iyo Soo Dhoweynta Badhasaabka Cusub Oo Ay Lasoo Qabteen Shaqo Adag Oo Wadata Waayaheeda

GNN