Daawo Taliyaha Ciidanka Dabadamiska Iyo Maamulka Wajaale Oo Soo Bandhigay Qorshe Waajaale Logu Samaynayo Xarun Dabdamis Maadama ay Tahay Magaalo Ganacsiyeda Somaliland

Togwajaale(GNN) Daawo Taliyaha Ciidanka Dabadamiska Somaliland Gashaanle Sare Axmed Sawaaxili Iyo Maamulka Wajaale Oo Soo Bandhigay Qorshe Waajaale Logu Samaynayo Xarun Dabdamis Maadama ay Tahay Magaalo Ganacsiyeda Somaliland
Taliyaha Ciidanka Dabadamiska Somaliland Gashaanle Sare Axmed Sawaaxili Waxa Uu Gudomiyaha Dagmada Togwajaale Ku Amaanay Dadaalka Uu Ku Bixiyay Hirgalinta Adeegan Wakhti Iyo Dadaal Waxayna Noqonaysaa Mid Uu Ku Suntanyahay Islamarkaasina Qayb Ka Ah Waxqabadka Uu Gudomiyaha Dagmada Togwajaale Aadan Muuse Cilmi Ka Hirgaliyay Magaalada TogWajaalee

Gabiley.net

Office Gabiley