Deg-Deg:- Dab Aad U Xoog Badan Oo Caawa Qabsaday Suuqa Weyn Ee Dhismiha Xisbiga.

Hargeisa(GNN):- Waxaa Hadda Dab Aad U Xoog Badani Ka Bilaabmay Dhismihii uu Dhisay Maayir Bile Rafle oo Ku Yaala Agagaarka Idaacada radio Hargeisa. Gaadiidka Dabdemiska Ayaa Hadda Ku Hawlan Daminta Dabkan Oo Aan Ilaa Hadda La Garan Karin Sababta Dhalisay, Waxaana Suuqan dhismaha Xisbigu yahay Mid aad ay Ugu badan Yihiin Ganacsatada Yaryar ee Bacadyaalka Ahi.Maaha Markii ugu Horeysay ee Dab Noocan Oo kale Ahi Uu Ka Dhasho Dhismaha Goobtan

Live U Daawo Muqaal Hordhac Ah.