DAAWO Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Ka Taagan Dalka iyo Xukuumaddana Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay  

Hargeysa(GNN)-Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta ka hadlay sixir bararka ka taagan dalka Somaliland ee saameeyey dadka dan yarta ah,waxaana ay dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo