Maamulaha Makhaayad Ku Taal Xarunta Wargeys Ka Soo Baxa Turkiga Oo La Xidhay Ka Dib Markii Uu Sheegay In Aanu Koob Shaaha Ka Iibiyeen Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

erdugon

Turkiga: Shaah ka iibin maayo madaxweynuhu waa kiis

Maamulaha Makhaayad Ku Taal Xarunta Wargeys Ka Soo Baxa Turkiga Ayaa La Xidhay Ka Dib Markii Uu Sheegay In Aanu Koob Shaaha Ka Iibiyeen Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Senol Buran, oo ah maamulaha makhaayadda ku taal xarunta Cumhuriyet, ayaa Rumaan loogu diray xabsiga waxaana lagu eedeeyey inuu caayey madaxweynaha. Qareenkiisa ayaa sheegay inuu Senol beeniyey eedayntaa waxaanu sheegay diidmada aan loo qaadan karin cay. Turkigu wuxuu caga juglayn ku hayey dadka mucaaradk ah ilaa intii uu dhacay af-gembigii dhicisoobay bishii July. Wargeyska Cumhuriyet wuxuu ka mid yahay dhawr wargeys oo cagta saaray dhabbaha Erdogan dhaliilka ah.