Maareeye Kuxigeenkii Hore ee Telefishanka Qaranka Oo Xamar Uga Soo Jawaabay Wasiir Caddaan

Hargaysa(GNN)-Mareeye ku xigeenkii telefishanka qaranka Mustafe Maxamuud Qodax oo hada ku sugan magaalada moqdisho ee caasimada dalka Somaliya ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo maanta ugu yimid wasiirka warfaafinta Muddane Cadaani kaas uu ku sifeeyey in uu yahay Khaayin Wadan