Musharax Cirro oo Xarunta Guud Ee Xisbiga Waddani Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Barlamaanka Dalka Sweden Iyo Nuxur Uu Daaranaa Kullan Dhexmaray + [Sawirro]

Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDNI Dr C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa Xarunta guud ee Xisbiga WADDANI ee magaalada Hargeysa ku qaabilay wefti culus oo ka socda baarlamaanka dalka iswiidhan, kuwaas oo uu hoggaaminayo. Mr.Arhe Ahmed-naga oo ka tirsan barlamaanka dalkaasi.

tmp_15731-15697662_374584526221561_5855855439167536830_n666684152

Masuuliyiinta Xisbi Mucaaradka WADDANI oo uu hoggaaminayo Musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr C/raxmaan Cirro ayaa xarunta guud ee Xisbiga WADDANI ku leeyahay maanta ku qaabilay weftiga ka socda baarlamaanka dalka Iswiidhan, iyadoo halkaasi uu ku dhexmaray kullan is xogwaraysi ah.

tmp_15731-15726686_374584532888227_5002804077151202042_n-941886442

Dhanka kalena Waeftigan ka socda baarlamaanka dalka iswiidhan iyo hoggaanka Xisbiga WADDANI oo uu hoggaaminayo musharax Cirro ayaa ka wadda haddla arrimah doorashooyinka fooda inagu soo haye ee la filayo in ay dalka ka dhacaan sanadka hadda curanaya horaantaasi 2017 iyo sidii loo xoogayn lahaa dimuqraadiyada Somaliland ee loo horumarin lahaa,iyadoo ay xusid mudan tahay inuu dalka iswiidhan kaalmaha hore kaga jiro dalalka somalilamd ka taageera dhanka dhaqaalaha doorashooyinka.

tmp_15731-15697345_374584522888228_4362321420921333822_n1164125654

Ugu damayntii Kullan ayaa xurunta Xisbiga WADDANI weftiga ka socda baarlamaanka dalka iswiidhan ee uu hoggaaminayey Mr.Arhe Ahmed-naga iyo masuuliyiinta Xisibiga WADDANI ee uu hormoodka u ahaa Musharax Dr C/raxmaan Cirro ayaa ku soo dhammaaday jawi is afahan.

tmp_15731-15740836_374584632888217_6494912173862782672_n2015818349

tmp_15731-15665457_374584616221552_5298270681676409487_n-213845252

tmp_15731-15698085_374584639554883_1387432733201122625_n620513193

tmp_15731-15697365_374584716221542_6215968866212946704_n-2040793194

tmp_15731-15741185_374584719554875_3615707158187663302_n1218459802

tmp_15731-15726767_374584726221541_3375403760608117764_n1820709945

tmp_15731-15727117_374584816221532_7460196647786896705_n-2121383284