OGAYSIIS” TAAGEERAYAASHA XISBIGA KULMIYE LAANTIISA FINLAND

Dhamaan Taageerayaasha iyo Guddiyada Kala Duwan ee Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finalnd waxa la ogaysiinayaa in la qabanayo xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo Lafdhabartii iyo Labeentii iyo aqoonyahankii Xisbiga Ucid gaar ahaan Garabkii New Ucid ee Yurub.Hadaba waxa laidinka Codsanayaa inaad wakhtiga ilaalisaan kana soo qaybgashaan Minaasibadan aynu ku qaabilayno Masuuliyiintan iyo Taageerayaasha ay hogaaminayaan ee la midoobaya Xisbigeena Kulmiye,

Goobtu waa Presidentti Hotel

Taariikhda 31.12.2016

Saacadda. Waa 5.30-9.30 pm

wixii Faahfaahin ah kala Guddiga Qabanqabada taleefanadooda.

Xoghayaha Guud Ahmed Ali 044 2364119

Gud.g. Haweenka Marwo Hodan Aden +358 46 9525559

Afhayeenka Mohamed Ali Burco 045 6144881
Allaa Mahad Leh
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finalnd

Mudane Ahmed A Khaliif