Tacsi Ku Socota Saxafi C/raxmaan Nuux Axmed (Hiiraan) Oo Maanta Aabihii Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Dhammaanba Shaqaalaha Telefishanka Madaxa Banaan Iyo Maamulkiisa, iyo Shaqaalaha Iyo Maamulka Shabakada gabiley News oo Kala Ah

Maxamed Muuse Xassan Maareeyaha Tvga SLSc
Maxamed Cismaan Xassan Agaasimaha Tvga SLSC
Maxamed ismaaciil Salaan
Khaalid Cabdi Bulshaawi
C/risaaq Axmed Cabdi Koronto
C/raxmaan Maxamed Mowliid
C/fataax Xaamud Cismaan
Cawaale Axmed Cawaale
C/xakiin ismaaciil Cabdi
Waxaa Iyaguna Sidoo Kale Tacsi Taa Lamid Ah u Diraya Shaqaalaha Iyo maamulka GNN oo Kala Ah
C/raxmaan Cige Wacays
Axmed Cismaan Xassan Almis
C/risaaq Axmed Maxamed Hayaan (Ilkacase)

Waxay Dhammaan Dalkaasi Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Saxafiga Weyn Ee C/raxmaan Nuux Axmed Hiiraan Oo Aabihii Marxuum Nuux Axmed Ismaaciil Oo Maanta Ku geeriyooday Magaalada Hargeisa.
Alle Ha u Naxariistee Marxuumka Ayaa Ka Mid Ahaa Macalimiintii Wakhtiga Dheer Soo galiyey Sidii Ay Bulshada Wax u Barilahaayeen,
Waxaanay Ilahay Uga Baryayaan Inuu Janadii fardowsa Ka Waraabiyo marxuumka.
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.