Wadahadalkii Somaliland Iyo Khaatumo Oo Saaka Furmay +Sawiro

Adis-Ababa (GNN) Waxaa Saaka Si rasmiya Uga Furmaya Magalada Adis-Ababa  Wada Hadalkii U dhaxeeyaay Somaliland iyo Khaatumo Oo Rajo Aad U Wayni Ka Muuqato Inkasta Oo Qoddobadii Laga Wada Hadlay Intoodii U Badnayd La Isku Af gartay.

Xubnaha Somaliland Uga Qaybgalaya Wadahadalada

1.Wasiirka Arrimaha Debedda
Sacad Ali Shire
2. Gudoomiyaha xisbiga Ucid
Faysal Ali Waraabe
3. Wasiirka Waxbarashada
Abdillaahi Habane
4. Wasiirkii hore Maaliyada
Cawil Ali Dualle
5. Gudoomiyah Koowaad ee
xisbiga Kulmiye
Mohamed Kaahin Ahmed.

6.Wasiirka Beeraha

Dr Maxamed Aw. Daahir

Xubnha Khaatumo u matalaya Wadahadalada

  1. Maxamed Sheekh Cumar Xasan
  2. Maxamuud Ismaaciil Shabac
  3. Axmed Xaaji Cali
  4. Bayaar Mahdi
  5. Cali Ciise Cabdi
  6. Cabdikariin Xasan Jamac
  7. Cabdirashiid Maxamed Faarax
  8. Abshir Cawil Cabdi Dhiif

 

 

15390879_703650983141007_6561633008694244630_n15492293_703650786474360_8594423421896629311_n (1)15492293_703650786474360_8594423421896629311_n