War Deg Deg Daawo Mudaharaad salmiya Oo loogu Baroordiiqayo Gabadhii Ninkeedu Diley oo ka Dhacay Magaalada Togwajale

Mudaharaad salmiya Oo Ay Maanta Iskugu soo Bexeen Haweenka Ku Nool Magaalada Togwajaale ayaa Waxa Mudaharaadkasi loogu Baroordiqayay Gabadhii Ninkeedu Diley Haweenkasi Oo Ku Dhawaaqayay Erayo ah Hanalo Dilo Ninka Gacan Ku Dhiiglaha ah