DAAWO Barnaamij Taariikheed : Dagaalkii qadhaadhaa ee ka qarxey Hargeysa 1988, iyo dhibkuu ka tagey.

“Dagaal Qarxay Dabadii, Qaxooti,Duruufo Qalafsan,Dib u Dhac Nololeed,iyo Daranyo Shacabka Gaadhdhaa laga Dhaxlaa” Dagaaladii Hargaysa ka Dhacay (1988).

Waa barnaamij taariikhi ah oo ka hadlaya dhibkii iyo balanbalkii dadka ka soo gaadhey dagaaladii 1988 ka dhacey magaalada Hergeysa ee u dhexeeyey dhaqdhaqaaqii wadaniga soomaaliyeed iyo dawladii kali taliska ahayd.

Gabiley News Network (GNN)