Daawo-Khudbad Taariikhiya Madaxweyne Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Wakhtiyadii Maraaxilka Dalku Adkaa.

Daawo-Khudbad Taariikhiya Madaxweyne Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Wakhtigii Maraaxilka Dalku Adkaa.
Khudbadan Oo Ka Jeediyey Alle ha U naxariistee Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Magaalada Burco Ayaa uu kagaga Hadlayey Qadiyada Somaliland Iyo Maraaxilkii uu dalku Ku Sugnaa Wakhtigaa,
Waxaana Shacabka Yididiilo Iyo Farxad Wadadninimo Ku Abuuri jirtay Weedhaha Iyo Nuxurka Khubadaha uu Sida Biyaha ugu Shubi jiray kaas Oo Ay Ku Haraad bixi jireen.