DAAWO:Xukuumada Somaliland Oo Digniin Culus Hawda U Marisay Shirkadihii Ku Guuleystay Maalgalinta Warshada Sibidhka Ee Berbera 

Hargaysa (GNN)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb oo maanta xafiiskiisa kula hadley qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxaa uu digniin culus u diray shirkadihii ku guuleystay maalgalinta warshada sibidhka ee Berbera