Gabiley(GNN) Maayarka Gabiey Oo Ka Dayriyay Xaalada Dadka Kasoo Baro Kacay Abaarta Bariga Somaliland Ee Kusoo Baro Deegaanada Gobolka Gabiley Dadkasi Oo Lagu Qiyaasay In Ka Badan ย 30 Kun Oo Qoys Waxanu Maayarku Fariin U Diray Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Caafimadka Oo Uu Ugu Baaqay Inay Kaalintoda Ka Qaatan Gurmadka Dadkasi
Gabiley.net
office Gabiley















