Daawo- Muuqaal:- Hordhaca Qeybtii Afraad Ee Barnaamij Uu Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Xeebta Bulaxaar .

Daawo- Muuqaal:- Saxafiga caanka ah ee ka hawl gala telefishanka Universal Tv waxaa uu barnaamij
dheer oo aad u qiimo badan uu ka diyaariyey xeebta qadiimiga ah ee Bulaxaar waxaana aanu maanta halkan idinka soo gudbin doona hordhaca qeybtii afraad ee barnaamijkaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Hordhaca Barnaamijkaasi