Daawo Muuqaalka Abwaan Timacade naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo’e Muxuu Ka Yidhi Xaalada Abaarta Daawo Maanso Ka Hadlaysa Xaalada Abaarta

Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo ku caan-baxay (Timacadde) naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo’e  Muxuu Ka Yidhi Timacade Wakhtiyada Ay Jirtaan Xaalada Abaartu Daawo Maanso Ka Hadlaysa Xaalada Abaarta