Hargaysa(GNN) Abwaanno ay ka mid yihii Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, Maxamed Aadan Dacar, Aadan Tarabbi Jaamac, Cabdi Aadan Xaad (Qays), Muuse Cali Faruur iyo Yuusuf Cabdille Shaacir ayaa baaq u diray saaka 10.01.2017 xukuumadda, axsaabta iyo salaadiinta Somaliland.
Gabiley.net
Office Gabiley