Deg-Deg:-Daawo-Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Fariin Muhiim Usoo Diray Somaliland, Sheegay In Ay Jiraan Arrimo Ka Hor Imanaya Heshiiskii Labada Dhinac.

Buhoodle(GNN):- Hogaamiyahe Cali Khaliif Galaydh Oo Maanta Goob Fagaare Ah Kala Hadlay Shacabka Reer Khaatumo, Ayaa Fariin Muhiima Usoo Diray Xukuumada Iyo Dawlada Somaliland Waxaana Uu Sheegay Inay Jiraan Arrimo Ka Baxsan heshiiskii Dhawaan Dhexmaray Kooxdiisa Iyo Somaliland Islamarkaana Ay Lidi Ku yihiin Qorshihii iyo Waxii Loo Socoday.