Daawo-Shacabka Magaalada Hargeisa Oo Sida Fiinta uga Qaylyey Xanuuno Ay Ka Qaadeen Biraha Taawarada Shirkada Telesom.

Hargeisa(GNN):-Dadweynahan Oo Subaxnimadii Saaka Isugu Soo Baxay Mudaharaado Ay Kagaga Soo horjeedaan Biraha Taawarada Shirkada Telesom oo Qaar Kamida Xaafadaha Kadul Tuushay,Waxaana Dadweynahan Oo Ku Dhaqan Degmada 26june Ay Ka Damqadeen Xanuuno Kala Duwan oo Ay Ka Qaadeen Taawarada Shirkada Telesom Iyo Halista Caafimaad Darro oo Gaadhay Inay Ubadkii Uurka Hooyada Ku Jiray Kasoo Dhacaan.