Daawo-Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadley Saldhiga Military Ee Imaraadka Iyo Shuruudaha Golahaasi Ku Ansixin Doono Oo Miiska La Soo Saarey.

Hargeisa(GNN):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland

Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu ka hadley saldhiga Military ee dawlada imaraadku rabto in ay ka dhisato magaalada Berbera

Image may contain: 1 person

 

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in qodobada ay ku heshiiyeen xukuumada iyo dawlada Imaraadku aanay wali soo gaadhin golaha wakiilada , balse waxaa uu hoosta ka xariiqey in uu saldhigaasi Somaliland dhibaato iyo faa,ido ba u yeelan karo

 

Cali Yuusuf Axmed gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiiladu waxaa uu sheegay in ay golahoodu tix galin siin doonan heshiiskaas hadii qodobada heshiiska ay ka mid yahiin in dawlada imaraadka ay aqoonsato Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan