Daawo-Xusuus Gaara Axmed Xasan Cawke Iyo Xasan Bariise-Bilowgii Dagaaladii Magaalada Muqdisho.

Daawo-Xusuus Gaara Axmed Xasan Cawke Iyo Xasan Bariise-Bilowgii Dagaaladii Magaalada Muqdisho.Alle Ha U Naxariistee Axmed Xassan Cawke Oo Loo Aqoonsaday Inuu Ahaa Saxafigii Labadii Qarnigii Tagay, Ayaa Ahaa Nin Hibo Ilahay U Siiyey Curinta Iyo Tabinta Wararka Waxaana La Odhan Karaa Waxa Uu Saaxiib Dhow La Ahaa Microphoneka. Bal Dhugo oo Dhegayso Wararkii Dagaaladii Bilowgii Dagaaladii Wakhtigii Ay Ehtiopia Soo Gashay.