Daawo-Muuqaal:- Maalmaha Ay Yahiin Kuwa Ilahay SWT Magacooda Quraanka Uu Ku Xusay

Barnaamijkeenana waxaynu ku soo qaadanaynaa maalmaha

ka midka ah todobaadka ee ilaahay subxaanuhu watacaalaa uu ku xusay Quraankiisa kariimka ah waxaana maalmahaas ka mid ah Sabtida iyo Jumcaha

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan