Somaliya : Prof Jawaari Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharax Iyo Halka Uu U Sharaxan Yahay + Muuqaal

Muqdisho(GNN):-Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaarii Gudoomiyihii hore ee

Baarlamaanka Waqtigiisa dhamaaday oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya.

 

Prof Jawaari ayaa sheegay in laga codsaday in uu isku soo sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uuna aqbalay codsiga loo soo jeediyay

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan