Wasiirka Khaarajiga Itoobiya oo waraaqahii Aqoonsiga ka gudoomay wakiilka cusub ee Somaliland

iyo Somaliland oo codsi cusub ee xubinnimada u gudbisay Midowga Afrika Addis Ababa :Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa waraaqahii aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Somaliland dhowaan u magacowday dalkaa

HALKAN GUJI SI AD AKHRISATO WARKAN OO DHAMEYSTIRAN: