Hargeysa(GNN)-Maamulak gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee gobolka Sool ka hawl gala.
DAAWO Maamulka Gobolka Sool Oo Kulan La Qaatay Hay’adaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga Ah Ee Ka Hawl Gala Gobolka Sool
