Daaw-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Wasiir Cali Mareexan Iyo Danbiga Uu Ku Eedeeyey.

Hargeisa(GNN):-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Sul.Maxamed Sul. Cabdiqaadir ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa hawda u mariyey wasiirka wasarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Mareexaan .

Suldaanka ayaa waxaa uu wasiir Cali Mareexan ku eedeyey in uu yahay shaqasi raba sidii uu iskaga hor keeni lahaa shacabiga reer Somaliland gaar ahaan sidii uu dagaal iyo qas uga ridi lahaa dhulka ku dhaw agagaarka madaarka Hargeysa

 

Sidoo kale suldaanka ayaa waxaaa uu ka digay dagaal ka dhasha dhul boob uu madaarka agtiisa ka bilaabey wasiirka Cali Mareexaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan