Daawo-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Magaalada Laascanood Dilalku Ku Soo Badanayeen Indho Gaar Ahna Ku Hayso.

Sool(GNN):-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Magaalada Laascanood Dilalku Ku Soo Badanayeen Indho Gaar Ahna Ku Hayso + Muuqaal

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Laascanood mudooyinkii ugu danbeeyey ay dilalku ku soo badanayeen isla markaana ay xukuumad ahaan indo gaar ah ku hayaan

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saddexdii qof ee xalay lagu dhawaaqey magaalada Laascanood hal qof loo qabtey isla markaana 2 qof oo kale na lagu dabo jiro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan