Daawo-Burco Dadweyne Mudaharaad Balaadhan Ka Sameeyey Dhul Danguud Oo Maamulka Gobolka Burco Iibiyey.

Burco(GNN):-Sida Ay Sheegeen Shacabkan Mudaharaadka Sameynayey Ayaa Ku Dhawaaqaya In Maamulka Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Dawlada Hoose Magaalada Burco Xaraashayso Dhul Danguud Oo Ku Dhow Saldhiga Dhexe magaalada Burco.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan