Daawo-” Noocan Ina Qabsadey Siyaad Barre Ayaa Dhaamey , Heshiiska Saldhiga Military na Lacag Baa Codeysay …” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble”

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee gobalka

Saaxil laga soo doorto isla markaana  ku abtirsada xisbiga Waddani waxaa uu si cad u sheegay in xildhibaanadii u codeeyey heshiiska Saldhiga Military ee Berbera laga siinaayo dawlad imaaradka ay lacag iyo laaluush ku codeeyeen

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu cod dheer ku sheegay in xukuumadan hada talada haysa ay dhaanto oo ay ka wanaagsaneed dawladii madaxweyne Siyaad Barre ,marka la eego sida ay wax u wado

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan