Halkan ka Daawo Qarax Wayn oo Maanta Ka Dhacay Xamar iyo Khasaaraha Ka Dhashay

In ka badan 35-qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxaasi, waxa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay dad ka badan 40-qof oo qaarkood la sheegay in ay qabaan dhaawacyo aad u culus.