Hargeysa (GNN):- Warqad goor dhaweyd ka soo baxdey xafiiska wasiirka arimaha gudaha
Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii laga qaadey xoghayihii gobalka Maroodi-Jeex Muddane Xamse Ciise
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa uu xilkaasi u magacabey in uu nodqo muddane Maxamed-Deeq Cabdi Muuse
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Ka Soo Baxdey Xafiiska Wasiirka