Hambalyo Aroos Wacan Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Iyo Marwadiisa Nimco Aadan Buraale,

Dhamaan Masuuliyiintan  hoos ku qorani waxay hambalyo aroos wacan udirayaan suldaanka guud ee beelaha Sacad Muuse  Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayste iyo marwadiisa Nimco Aadan Buraale oo Aqalgalkoodu ka dhacay 05/02/2017 Magaalada Hargaysa,

Sidoo kale masuuliyiint ayaa qoyskan cusub ugu duceeyay in ilaahay ka dhigo qoyskii lagu soo hirto umad khayrgalana kala hela, Aamin Aamin.

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi

Suldaan Shariif Batuun.

Suldaan Ibraahim Sulub

Muj Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif)

Muj Xuseen Cabdilaahi Dhago wayne

Muj ciise curaagte

Cabdi Muxumed Baadil

Rashiid Jaamac Dhari

Cali Aw Jaamac

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali

Aar shuluc iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida udiraya suldaan mawliid sabayste iyo marwadiisa waxa hawada umarinaya masuliyiinta iyo hawlwadeenada, shaqaalaha shabakada wararka ee GNN